admin

Modern Hospital Established in Burtinle

Waxaa maanta magalaada Buurtinle si rasmi ah looga xarig jaray Cisbitaalka weyn ee Degmada, kaas oo muddo kudhow Lix sano socotay Dib-u-dhiskiisa iyo casriyeyntiisu. Waxaa Isbitaalka xarig jaray wasiirka wasaarada Caafimaadka Puntland Mudane Jaamac Faarax oo uu weheliyo Gudoomiyaha Degmada Mudane Axmed Cabdirisaaq Cali (Dheereye), madaxda ugu sareysa Hay’adda Unicef oo dib-u-dhiska Cisbitaalka maalgalisay iyo …

Modern Hospital Established in Burtinle Read More »